Shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxdii hore oo soo gebegeboobay & Shir jaraaid oo..

Madaxda Madasha Xisbiyada ayaa lagu Wadaa in goor dhow ay Faahfaahin ka bixiyaan shir qaatay Muddo ka badan 3 saacadood oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somalia Waxaa shirka ka qeyb galay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ka horeeyey Xasan Shiikh iyo sheikh Shariif. Shirka oo diiradda lagu Saaray xaaladda siyaasadeed ee Dalka arinta Doorashooyinka, Khilaafka Maamul … Continue reading Shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxdii hore oo soo gebegeboobay & Shir jaraaid oo..